Home UncategorizedAqoonsiga somaliland

Aqoonsiga somaliland

by admin
0 comments

In Isreal ay ku aqoonsato ma ahan guul diplomacy ee wa iska jeedin iyo Marin habaabin la marin habaabinaayo shacabka reer waqooyi waxaa lagu durayaa cirbad daroogo ah

Somaliland si ay aqoonsi u hesho waa in ay shacabka la dagan ee qabiilada kala ah ay ka qeeb galisaa in ay ka doodi karaan argtida gooni goosad ka ah

Isreal waa adeege ma ahan dowlad waa sidii Saldhig ciidan oo marekanka leeyahay mana awoodo in ay aqoonsi u keento Somaliland

Waxa ay Somaliland u abuureysaa cadaw badan hadaf keedana waa in ay saldhig heshaa

Ma sahlantahay in ay saldhig hesho

Jawaabta waa haa aad ayey u sahlantahay Isreal Waxa ay haysataa Ethiopia uma baahno in ay ciidan badan u soo daabusho barbara xukuumada somaliland na waa ay u goshahay lkn maxaa ka dhalanaayo saldhigaas

Ugu yaraan 100 kun oo qof oo Ethiopian ah ayaa Waxa ay soo dagi doontaa 100 km Waxa ayna la wareegi doonaan dhulkaas mana la kicin doono mar Hadeey soo dagaan

You may also like

Leave a Comment

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00