Siyaasada xasan sheikh
Xasan waa nin labac labac badan oo aan goaan la heyn waa macalin jaamacadeed oo aan siyaasada Waxba ka aqoon waa oday reer kiisa iyo qoyskiisa hoose oo kali ah isku soo aruuriyay
Waxa uu dayacay wasaaradii arimaha dibada asagoo ciyaal uu adeer u yahay iyo qaraabadiisa u dhiibay wasaaradii taas waxa ay sababtay in wadamo kale ay inoo noqdaan kuwa na difaaco wasiirka arimaha dibada ee turkey ga ayaa aad iBooks shaqeeeyay ogowna turkey Dani badan ayaa ka yaalo Somalia hadii ay noqon la heyd Shidaal saldhigyo laga hago dayax gacmeed dakadihiii wadanka iyo airport kii