Markii aan ka Hadleyno gees ka danaha la wadaago aad ayey u badanyihiin
Masar wabiga Nile waxa uu u yahay il dhaqaale waana halka ay ka neefsato dhulka masar intiisa kale waa saxare
Ethiopia wabigani tasarufkiisa ayada oo kali ah in ay xaq u leedahay ayey aaminsantahay waana sababtaas in ay Biyo xireeno ka dhisto si koronto loogu soo saaaro
Somalia amni ahaan hada waxa ay ku tiirsantahay Ethiopia oo gobolo badan oo dal ka ah waxaa haayo ciidamo Ethiopian ah
Sido kale masar waxa ay leeyihiiin xariir diin iyo mid soo jireeen ah