maamul curdun ah midkaa oo ay dad kiisa dagaal adag ka soo baxeen hadana u nugul colaad
maamul dhaqaala ahaan aan wali isku filnaan
maamulkani waa in uu helaa il dhaqaale sababtoo ah dhaqaalah ayaa ah waxa suura galiyo in maamulkaada sii jiro sido kale waa in uu feejignaadaa xaalad kasta waayo waxa uu hayaa maxaa biis badan midaaas ayaa ah Qatar aaad u sareyso