Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markale weerar ku qaaday dowladnimada, hanaanka siyaasadeed iyo jiriyaanka dadka Soomaaliyeed ee kunool geeska Africa. Donald Trump, waxa uu sheegay inaysan Somalia kajirin dowladnimo, ammaan …
Politics
-
-
CultureEconomyFeaturedPoliticsSportTechnologyUncategorizedWorld News
Puntland oo go’doomisey maraakiib lagu afduubay xeebeheeda
Ciidanka ammaanka xeebaha iyo booliska Puntland ayaa 48-dii saac ee la soo dhaafay dhanka berriga ka go’doomiyey kooxaha burcad-badeedda ah ee gacanta ku haya Maraakiibta Honour 25 iyo Sward. Ciidamad …
-
FeaturedPoliticsSportWorld News
DFS oo cadaadis saartay saraakiil laga cabsi qabo inay ku biiraan mucaaradka Muqdisho
Dowladda Somalia ayaa qaadday tallaabooyin aynku xakamaynayso dhaqdhaqaaqyada saraakiisha iyo ciidamada ay hayb-hoosaadka yihiin siyaasiyiinta mucaaradka ee laga shaki qabo inay kahor imaan karaan qorshaha Villa Somalia. Dowladda Federaalka ayaa …
-
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa daah-furay todobaadka dhiraynta Puntland oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, ayaa xarunta Wasaaradda Deegaanka ku …
-
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri,”Madaxweyne Xasan, haddii uu ku adkaysto tallaabooyinkiisa halka dhinac, waxaan qabanaynaa doorashooyin loo dhan yahay.” Dhankooda maamulada Puntland & Jubbaland ayaa la filayaa in …
-
CultureEconomyFeaturedPoliticsSportTechnologyUncategorizedWorld News
Waa maxay go’doominta lagu samaynayo Iran sideese uga dhaqan galaysaa marinka Hormuz?
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan dhaqan gelinta go’doominta dhammaan gaadiidka badda ee soo gala iyo kuwa ka baxa dekedaha Iran Isniinta. Waxay intaa ku dareen in maraakiibta …