Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri,”Madaxweyne Xasan, haddii uu ku adkaysto tallaabooyinkiisa halka dhinac, waxaan qabanaynaa doorashooyin loo dhan yahay.”
Dhankooda maamulada Puntland & Jubbaland ayaa la filayaa in ay bilaabaan doorashada xildhibaannada, haddii aan la gaadhin heshiis doorasho bartamaha bisha Maay ee sanadkaan
