Home FeaturedGolaha Mustaqbalka oo ku goodiyey qabashada doorashooyin u gaar ah.

Golaha Mustaqbalka oo ku goodiyey qabashada doorashooyin u gaar ah.

Xubnaha golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay muddo dhaafk doorashada xildhibaanada labada aqal ee Somalia iyo khilaafyada siyaasadeed ee dalka.

by Mohamed Shaqale
0 comments

 

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri,”Madaxweyne Xasan, haddii uu ku adkaysto tallaabooyinkiisa halka dhinac, waxaan qabanaynaa doorashooyin loo dhan yahay.”

Dhankooda maamulada Puntland & Jubbaland ayaa la filayaa in ay bilaabaan doorashada xildhibaannada, haddii aan la gaadhin heshiis doorasho bartamaha bisha Maay ee sanadkaan

You may also like

Leave a Comment

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00